Trump reportedly made disparaging remarks about Somali immigrants, describing them in highly negative terms and claiming he did not want them to remain in the United States.
Madaxweynihii Maraykanka, Donald Trump, ayaa si toos ah u weeraray muhaajiriinta Soomaalida ee ku nool Mareykanka, isagoo sheegay inaysan “waxba ku soo kordhin” dalka isla markaana uu doonaynin inay halkaan joogaan. Hadalladiisu waxay ka soo yeereen kulan golaha wasiirrada, halkaas oo uu ku celiyey in dalku “wadadii khaldan gali doono” haddii la sii wado qaabilaadda…
